xagal fiiqan
(m.dh) (-llo ..., m.dh)

(xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagal fiiqan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg